
KA NOQO 22BET WAKIIL OO NALA SHAQAYSO
Is diwaangeli si aad u noqoto wakiil, u-ururiso lacag-bixinaha, ugu darto lacag hadhaagaaga, oo aad ugu soo saarto lacagaha ciyaartoyda – ama dhiso shabakad wakiil oo kuu gaar ah oo hel koomiishan.
NOQO WAKIIL
Waxaan u baahanahay wakiilo
Waxaan si firfircoon uga raadineynaa wakiilada lacag bixinta wadamada soo socda:
-
Hindiya
-
Bangladesh
-
Bakistaan
-
Sri Lanka
-
Nabuur
-
Tayland
-
Mongooliya
-
Aserbajaan
-
Usbekistaan
-
Kasakhstaan
-
Guwaatemaala
-
Urugey
-
Peru
-
Arjentiina
-
Venezuela
-
Ecuador
-
Colombia
-
Boliifiya
-
Kuuriyada Koonfureed
-
Filibiin
-
Birma
-
Kamboodiya
-
Fiyetnaam
-
Kowt di Fwar
-
Masar
-
Morooko
-
Kameruun
-
Tuunisiya
-
Soomaaliya
-
Burkiina Faaso
-
Sumad hormuud ah tan iyo 2007
-
In ka badan 50 dal
-
25000 dhacdooyin / 16000 LIVE
-
5500 suuq
MARKAA WAXAD RABTAA INAAD NOQOTO WAKIIL 22BET
-
Ka shaqee meel kasta
Dilaalka sharadku wuxuu shaqaysan karaa wakhti kasta, meel kasta isagoo u-baahan keliya taleefanada casriga ah!
-
Hab aamin ah oo lagu shaqaysto
Wakiiladu lacagtooda ma geliyaan ganacsiyada; Kaliya waxay u adeegaan si dhex-dhexad ahaan ah, sida caawinta dadka kale iyo soo urursiga khidmadaha.
-
Asturnaan
Wakiilada waxa la siiyay qarsoonaan ku saabsan dhaqdhaqaaqa marka ay isticmaalayaan shabakada wakiilka, iyadoo la siinayo jawi ammaan ah oo aan khatar ahayn.
-
Samee maalgashi
Suuqyada kala duwan ayaa u dammaanad qaadaya ciyaartoyga fursado badan oo sharad, taasoo u sahlaysa wakiilka inuu soo saaro dakhli adag.
Noqo wakiil, hel lacagaha, buuxi akoonkaaga oo u qaybi lacagta ciyaartoyda – ama dhiso mujtamacaaga gaarka ah ee wakiil kadibna hel koomiishan.
NOQO WAKIIL
BT methods
Wakiilka lacag-bixintu wuxuu ka caawiyaa macaamiisha inay si habsami leh u dhigtaan oo u bixiyaan lacag iyagoo adeegsanaya xalal maxalli ah. Habkaaga ayaa ka muuqda qaybta cashier-ka, taas oo u fududeysa isticmaalayaasha inay doortaan oo ay bixiyaan.

Sida ay u shaqeyso
- — Ciyaartoydu waxay ka doortaan cashier-ka habkaaga lacag-bixinta ee maxalliga ah oo waxay raacaan tilmaamaha.
- — Waxaad ka caawisaa inay si dhaqso leh oo sahlan u dhammaystiraan macaamilka.
- — Waxaad ka heshaa komishan macaamil kasta.
Mobile EPOS
Ku shaqee app-kayaga khaaska ah oo u rog telefoonkaaga barta lacag-qaadashada guurguura. Ku marti-qaad isticmaaleyaal cusub, ka caawi dhigashada iyo bixinta lacagaha — oo ka hel komishan macaamil kasta.
Rabtaa inaad korto? Dhis koox kuu gaar ah oo khasnajiyaal ah (cashiers) magaalooyin kala duwan si aad u ballaadhiso dakhligaga. Inta macaamil ee aad maareyso ay sii bataan, ayaad sii badanaysaa waxa aad kasbato!


SHURUUDAHA WAKIILADA 22BET
- Qof kasta oo qaangaar ah oo lagu kalsoonaan karo oo leh rabitaan ah inuu noqdo wakiil kaasoo la shaqeeya shirkad sumcad leh wuxuu noqon karaa wakiil.
- Waxa kaliya ee loo baahan yahay waa rabitaanka inaad rabto in aad lacag samayso adoo noqonaya wakil sharad iyo aalad kuu oggolaaneysa inaad ku xirnaato shabakada.
- Ahaanshaha wakiil sharad waxay noqon kartaa isha ugu weyn ee dakhli ama kab dakhli balse cidkasta oo la shuraako ah 22Bet waxay awood u leedahay inay go'aansato heerka ku lug lahaanshaheeda.
- Awoodda lacag samaynta wakiilku way kala duwan tahay, maadaama ay ku xidhan tahay wakiilka gaar ahaantiisa ah iyo dalka uu ka shaqeeyo. Si kastaba ha ahaatee, wakiilo badan ayaa awooday inay naftooda usoo saaran dakhli fiican iyadoo aan loo eegin meesha ay joogaan. Wakiil ahaan, waxaad aqbali kartaa lacagaha, waxaanad kor u qaadi kartaa xisaabaadka koontoyinka sido kalena waxaad lacagta usaari kartaa ciyaartoyda, ama waxaad abuuri kartaa shabakad wakiil oo adiga kuu gaar ah waxaanad heli kartaa koomiishan.
Noqo wakiil, hel lacagaha, buuxi akoonkaaga oo u qaybi lacagta ciyaartoyda – ama dhiso mujtamacaaga gaarka ah ee wakiil kadibna hel koomiishan.
NOQO WAKIILTALLAABOOYINKA AAD KU NOQONAYSO WAKIIL 22BET
XAQIIJI AQOONSIGAGA
Tani waa tillaabo lagama maarmaan ah si loo xaqiijiyo wada shaqayn wax ku ool ah oo lala yeesho 22Bet sportsbook iyo ka hortagga wax kasta oo ku saabsan goobaha shaqada.
GAL 22BET KADIBNA DHIG DHIGAAL
Maamulahaaga gaarka ah ayaa kuu samayn doona akoon wakiil oo gaar ah oo kaaga sameyn doona 22Bet halkaas oo aad dhigan karto dhigaal si aad ugu kharash-gareeysoo oo ugu diri karto xisaabaadka ciyaartoyda kale.
SOO DEJISO APPKA WAKIILKA
Maamulahaagu wuxuu kuu soo diri doonaa linki si aad ula soo degto application-ka.
KU XIDHNOW CIYAARTOYADA
Ciyaartoyda waa in ay ku lahaadaan akoon ciyaar 22Bet ama waa in ay abuuraan mid ka dib marka ay bilaabaan wadashaqeyntaada. Dhaqdhaqaaqu wuxuu u-muuqan doonaa xawilaad lacageed oo u dhaxaysa isticmaalayaasha 22Bet.
U MAALGALI AKOONADA CIYAARTOYDA SI DEGDEGA
Isla markiiba 22Bet waxay ku siinaysaa xuquuq gaar ah oo aad ku fangarayso akoonadaada ciyaaraha sida ugu dhakhsaha badan. Ku wareeji lacagaha akoonada ciyaartoyada kana soo wareeji akoonkaaga wakiilka adoo isticmaalaya dhigaal aad hore u dhigatay.
HEL KOOMIISHAN: 2-5% EE DHIGAALKA IYO 2% EE LACAG-LABIXIDA
Qadarka boqolayda ee ugu dambeeya iyo qaddarka dakhligaaga onlaynka ah waxay ku xirnaan doontaa goobta juqraafiyeed ee aad ku sugan tahay iyo cabbirro kale. Waxaad ogaan doontaa komishanka saxda ah ka dib markaad buuxiso dhammaan xogta adiga kugu saabsan oo aad gaadho heerka wakiilka shuraakada 22Bet.
Nala soo xiriir
GUDBI CODSIGA
GUDBI CODSIGA

FIIRO GAAR AH!
Khayaanada ayaa isku dayaya inay iska dhigaan wakiilada 22Bet.
Fadlan ka digtoonow oo kaliya ka jawaab [[email protected]] iimaylka, @Olesia_22bet_manager, @agent_22bet Telegram ama xiriirada ku qoran boggayaga.
Qof kale ha u jawaabin!